Home Wararka Somaliya Dagaal saacado qaatay oo Gobalka Mudug ku dhexmaray Alshabaab iyo dadka Deegaanka

Dagaal saacado qaatay oo Gobalka Mudug ku dhexmaray Alshabaab iyo dadka Deegaanka

0

Dagaal Saacado Kooban qatey Ayaa Saaka ka dhacey Duleedka Degaanka Qeycad ee hoostaga Degmada Bacaadweyne ee Gobolka Mudug.

waxuu ahaa Dagaal culus oo dhex marey Dadka Degaanka iyo Al Shabaab, Dagaalka ayaa inta uu Socodey waxaa Leysku Adeegsadey Hubka Nuucyadiisa Kala duwan.

Waxaana jira Khasaare Soo Kala Gaaray Dhinacyada Ku Dagaaalamay Deegaankaaasi, waxaana La isku adeegsaday Hubka Culus sida ay soo sheegayaan dadka Deegaanka.

Degaaankaasi Qeycad ayaa Shaley Waxaa la wareegay Ciidanka dowladda iyo Kuwa Galmudug, waxaana Deegaanada Galmudug gaar ahaan Goobaha ay ku suganyihiin Alshabaab laga dareemayaa dhaqdhaaqyo Ciidan Maadaama Galmudug ay wado Howlgallo ka dhan ah Alshabaab

 

Ad
Previous articleRaisal Wasaare Rooble oo la kulmay Guddiga doorashada heer federaal lana dardaarmay ( Sawiro )
Next articleAgab caafimaad oo lagu Wareejiyay Saraakiisha Milateriga ee Galmudug kuna sugan Furima Dagaalka Mudug (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here