Home Wararka Maanta Puntland ayaa sheegtay in ciidanka Gorgor ee DFS ay ka dagaalamayaan Boosaaso

Puntland ayaa sheegtay in ciidanka Gorgor ee DFS ay ka dagaalamayaan Boosaaso

0

Duqa magaalada Boosaaso katirsan golaha wasiiradda Puntland ayaa sheegay in ciidamada Gorgor ee DF Soomaaliya ay ka dagaalamayaan magaalada Boosaaso, ee ay tababaraan Dawladda Turkiga, waxaana uu sheegay in madaafiic ay kuqeybiyeen magaalada.

 

 

Labada baabuur ee sawirka ah ayaa kuwa ay leeyihiin ciidamada Daraawiishta Puntland, oo dhawaan lagu buufiyey calaamada ciidanka Daraawiishta.

Ad
Previous articleMadaxweyne Farmaajo oo Muqdisho ku soo laabtay ka dib Safar uu Turkiga u aaday
Next articleAgaasimihii Hore ee isbitaalka Cadaado oo Weerar ka badbaaday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here