Home Wararka Maanta Mooshin Xoog leh oo Durbaba ka Dhex biloowday Baarlamaanka Soomaaliya.

Mooshin Xoog leh oo Durbaba ka Dhex biloowday Baarlamaanka Soomaaliya.

0

Guux siyaasadeed xoogleh ayaa caawa ka jira magaalada Muqdisho kadib markii Xildhibaano la magac-baxay Badbaadada Baarlamaanka ay bilaabeen abaabulka Mooshin ka dhan ah Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka ee BFS Xildhibaan Sacdiyo Yaasiin Xaaji.

Sidoo kale waxaa jiro doodo kale oo ka dhashay Gunno dhimis lagu sameeyay Xildhibaanada Golaha Shacabka, iyadoo ay xusid mudan tahay in hore Mooshin kordhin mushaar ah ay Xildhibaanada u gudbiyeen Guddoonka Golaha Shacabka ee BFS.

Labadaan Mooshin ayaa La Filayaa in Asbuucaan ay Bilowdaan Gudoomiye Sacdiyo ayaa Dhawaan Ka si adag uga Hadashay Sharciga Jinsiga kaas muran Xoogan Dhaliyay, waxayna Wacad ku Martay inay Dalka Isaga Tagayso Hadaan Sharcigaas la Ansixin.

Ad
Previous articleNin u dabaaldegay guushii Mareykanka ee Koobka Adduunka oo la dilay(Sawiro)
Next articleFaahfaahin Dheeri oo kasoo baxaysa Alshabaab oo Dagaal Culus ku Qaaday Daynuunaay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here