Home wararka Dalka Guddiga Joogtada ah Ee Golaha Shacabka oo Kulan Deg Deg ah Ka...

Guddiga Joogtada ah Ee Golaha Shacabka oo Kulan Deg Deg ah Ka yeelanaya Mooshinkii Jawaari.

0
SHARE

Saacadaha soo socda ayaa la filayaa in Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Soomaaliya ay kulan deg deg ah ka yeeshaan xaalada dalka iyo Mooshinka Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ay saakay ka gudbiyeen Gudoomiye Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Gudiga joogtada ayaa waxa ay ka hadli doonaan waxa laga yeelayo mooshinkaas iyo dhankooda in ay u gudbiyaan Golaha Shacabka kadib markii la’isku raaco mooshinka ka dhanka ah Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Muqdisho Waxaa Laga Dareemayaa Arimaha La xariira Mooshinkii Laga Gudbiyay Gudoomiye Jawaari

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here