Home galmudug Dhageyso Madaxweyne Xaaf oo ka hadlay halka uu Barlaanka Galmudug ku shaqeenayo..

Dhageyso Madaxweyne Xaaf oo ka hadlay halka uu Barlaanka Galmudug ku shaqeenayo..

0
SHARE

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa Sheegay in Baarlamaanka Galmudug uu Ku sii Shaqeyn Doono Xaruntiisii Hore ee Cadaado.

xaaf ayaa wareysigiisa ku sheegay in xarunta Baarlamaanka uu ku shaqeynayo ay tahay Magaalada Cadaado.

Madaxweynaha ayaa sheegay in magaalada dhuusamareeb lagu dhameystirayo hishiiskii iyo qodobo lagu soo galay Dalka  jabuuti islamarkaana si dhaqso ah loogu guuri doono Cadaado si uu Baarlamaanku ugu shaqeeyo.

Madaxweynuha ayaa waxa uu intaas raaciyay in ay jiraan shaqsiyaad Dan gaar ah leh oo doonaya kala qaybsanaanta Galmudug waxa uuna ugu baaqay Reer Cadaado in ay isdajiyaan.

Halkan Hoose ka dhageyso Codka Xaaf.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here