Home wararka Dalka Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in Dalka lagu soo duulay..

Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in Dalka lagu soo duulay..

0
SHARE

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Maanta tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta ee booliska Soomaaliya ayaa sheegay in dalkaan uu ku soo duulay Cadaw Shisheeye.

Waxa uu sheegay in dadka dhibaatada ku haya dalka Soomaaliya ay yihiin dad dalalkooda u diiday dhibaato iyo burbur laakin la soo aaday dhanka Soomaaliya.

Waxa uu Madaxweyne Farmaajo ku baaqay in Shacabka Soomaaliyeed ay ka hortagaan cadawga soomaaliya ee dalwalba uga soo duulay sida uu hadalka u dhigay.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Farmaajo.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here