Home wararka Dalka Dhageyso Gudoomiyaha Barlamaanka Prof Jawaari oo ka Hadlay Mooshinka laga keenay..

Dhageyso Gudoomiyaha Barlamaanka Prof Jawaari oo ka Hadlay Mooshinka laga keenay..

0
SHARE

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo ka qeyb galayay Kulan deg deg ahaa oo ay yeesheen Guddiga Joogtada Golaha Shacabka ayaa ka hadlay mooshinkii laga gudbiyay.

Waxa uu sheegay in mooshinkii uu dhamaaday,isla markaana Xildhibaanada Golaha Shacabka ay Maanta muujiyeen Dimuqraadiyad iyo dowladnimo sida uu hadalka u dhigay.

Waxa uu sidoo kale sheegay in Maalinta Sabtida ah wixii ka dambeeya Golaha Shacabka Soomaaliya ay geli doonaan Shaqooyinkooda caadiga ah,lona baahan yahay in ay is cafiyaan.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Jawaari.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here