Home galmudug (Sawiro) Wasaarada Cadaalada Galmudug oo Maxkamad Ka Furtay Degmada Afbarwaaqo ee Gobalka...

(Sawiro) Wasaarada Cadaalada Galmudug oo Maxkamad Ka Furtay Degmada Afbarwaaqo ee Gobalka Mudug.

0
SHARE

Wasiirka Wasaarada Cadaalada Galmudug ayaa Magalada Afbarwaaqo ka dhgax dhigay xarunta Maxkmada Degamadasi

Goobta dhagax dhiga maxkmada ayaa waxaa Goob joog ahaa Gudoomiyaha Gobolka Mudug iyo Gudoomiyaha Afbarwaaqo.

Wasiirka Cadaalada ayaa sheegay in ay si deg deg ah u dhisi doonan maxkmada si shacabka reer afbarwaaqo ay u gaarto cadaalada iyo Halkii loo dacwoon lahaa .

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here