Home Wararka Somaliya Galmudug Ra”isul Wasaare Rooble iyo Madaxweynaha Galmudug oo La Kulmay guddiga Doorashada...

Ra”isul Wasaare Rooble iyo Madaxweynaha Galmudug oo La Kulmay guddiga Doorashada (Sawiro)

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa kulan la yeeshay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal iyo Heer Dowlad-goboleed.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray bilaabista doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee BFS ee lagu dooranayo Galmudug.

Ra”isul Wasaaraha ayaa Galmudug u aaday sidii xal Looga gaari lahaa Howlaha Doorashada Dalka islamarkaana loo Bilaabo lahaa Doorashada Golaha Shacabka JFS.

Ad
Previous articleDowladda Soomaaliya oo Maanta la Wareegtay Gaadiid Ciidan (Sawiro)
Next articleDowladda Soomaaliya oo u jawaabtay Qaramada Midoobey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here