Home wararka Dalka Dhageyso Barlamaanka Somaliland oo ka shiraya go.anka lagu Mamnuucay DP World..

Dhageyso Barlamaanka Somaliland oo ka shiraya go.anka lagu Mamnuucay DP World..

0
SHARE

Kadib Go’aankii Mudanayaasha Baarlamanka federaalka Soomaaliya oo ay shirkada DP World uga mamnuuceyn dalka ayaa waxaa la filayaa in Golaha Wakiilada Maamulka Soomaaliland ay iyana Maanta Go’aankaas ay ka hadlaaan.

Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye(Nacnac) oo ka mid ah Golaha Wakiilada soomaaliland isla markaana la hadlay Radio Dalsan ayaa sheegay in Go’aankaas uusan wax saameyn ah ku yeelan doonin maantana ay shir deg deg ah isugu imaan doonaan Go’aana ay soo saari doonaan.

Waxa uu sheegay in iyagu ay yihiin kuwo waahore Soomaaliya inteeda kale ka Go’ay sidaas daraadeedna ay u madax banaan yihin in horumarkooda ay ka Shaqeeyaan.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here