Home wararka Dalka Dhagayso Wasiirka Boostada iyo Is gaarsiinta Soomaaliya oo u Jawaabay Soomaaliland

Dhagayso Wasiirka Boostada iyo Is gaarsiinta Soomaaliya oo u Jawaabay Soomaaliland

0
SHARE

Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka jawaabay Go’aankii Maamulka Soomaaliland uu deegaanadiisa kaga joojiyay Astaanka Internet-ka Qaranka ee loo yaqaano .SO.

Shalay ayay tallaabadaas ku dhaqaaqeen Maamulka soomaaliland kadib markii Maalin ka hor dowladda Soomaaliya ay la soo wareegtay Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka.

Wasiir Cabdi Cashuur Xasan ayaa Waraysi uu Siiyay Idaacada Dalsan ee Ku taala Muqdisho Ku sheegay in Astaanka Qaranka Iternet-ka ay tahay mid Muhiim u ah Bulsahda Soomaaliyeed,ha ahaadaan Jaamacadaha, Hay’addaha iyo dhamaan Ururrada dalka ka jira.

Halkaan Ka Dhagayso Codka Wasiirka.

 

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here