Home wararka Dalka Dhagayso Beesha Carab Soomaali oo Eedeyn Culus ujeedisay Safiirka Yaman ee Soomaaliya...

Dhagayso Beesha Carab Soomaali oo Eedeyn Culus ujeedisay Safiirka Yaman ee Soomaaliya {Sawiro}

0
SHARE

Odayaal siyasiyiin waxgaradka Beesha carab soomaali oo kamid ah belaha soomaliyeed oo maanta wrbinta kula hadlay maglada muqdisho ayaa cabsho ka muujiye kal qeybin beshaasi uu ku hayo safirka sopomaliya u fadhiya ymen

Waxa ay ku edeyeen safiirka in isaga oo aan la ogeyn oo xilkii ka qaaday  gudoomiyaha jaaiyada Carab Soomaali ee Muqdisho, Taasna ay tahay Wax laga xumaado.

 

‘’Gudoomiyaha qoomiyada carab soomali Prof Xuseen Saalim oo Halkaasi ka Hadlay ayaa sheegay in Xilka Gudoomiyaha loogu doorto Hab sharci ah Laakiin dad dana gaar ah leh ay u Adegsanayaan in ay iiga qaadaan Hab aan Sharciga Waafaq saneen.

‘’ Dhinaca Nabadoon beesha carab soomali ayaa isna Sheegay in Wax kasta ay ku dhaceen doorasho iyo walaatinimo Hadana ay jiraan Car qalad ay wadaan shaqsiyaad laakiin aana laga aq baleen,, Waa sida uu sheegay Nabadoonka Beesha Carab soomaali.

Xildhibaan  Ibraahim Saalax Dayfullaah oo ka mid ahaa Xildhibaanadii Soomaaliya ayaa shegay in aysan u dul qaadan doonin in la carqaladeeeeyo Go’aan iyo Doorasho ay sameesteen Besha carab soomaali

‘’Waxuu Dalbaday in shaqasiyaadka in falkaasi ay wadaan  ay ka Foo jignaadaan Caqabadaha ka imaan kara in La Hor istaago Danta Beesha carab soomaali.

Halkaan Ka Dhagayso.

CODADKA BEESHA CARAB SOOMAALI

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here