Home wararka Dalka Madaxweynaha Somaliya Farmaajo oo Shaqadiisa ka wareejiyay Madaxtooyada..

Madaxweynaha Somaliya Farmaajo oo Shaqadiisa ka wareejiyay Madaxtooyada..

1
SHARE

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shaqo maalmeedkiisa u wareejiyay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho.

Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maanta ku sugan xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa halkaasi kulamo kula leh saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka oo halkaasi ku soo dhaweeyey.

Hay’addu  waxay mar kale ku wargalineysaa bulshada ku xiran adeegga xaruntaan in ay adeegga bixinta baasaboorku dib uga bilaaban doonto xarunta cusub maalinta beri ah oo ay tariikhdu tahay 13/03/2018.

Dhinaca kale Hay’addu waxay cadeyneysaa in aysan matalin isla markaana wax mas”uuliyad ah u haynin dad shaley sheegtey magaca hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya.

Ugu danbeyn, Agaasinka Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa uga mahad celiyay madaxda Dowlad Goboleedka Puntland, gaar ahaan maamulka gobolka Nugaal wadashaqeynta hagaagsan, islamarkaana ku saleysan sharciyada dalka.

Loading...

1 COMMENT

  1. Malakul mawt muddow qabaa,

    kuma mooga maandhahey!

    Haddii ay taadu gasho, xero militeri iyo tuute ku baxsan meysid, fuleyohow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here