Home wararka Dalka Dhageyso Khudbadii Barlamaanka ee lagu mamnuucay Shirada DP World..

Dhageyso Khudbadii Barlamaanka ee lagu mamnuucay Shirada DP World..

0
SHARE

Xildhibaanada Baarlamaanka  Soomaaliya oo kulan ay ku yeesheen xaruntooda waxa ay ku ansixiyeen xeer dhowraya  gobanimada iyo midnimada geyiga Soomaaliya.

Xeerkaan oo dhowr qodob ka kooban ayaa lagu eedeeyay  Shirkadda DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta inay si bareer ah ugu xadgudubtay siyaasadda, madax banaanida iyo Midnimada Soomaaliya, iyadoo gebi ahaanba dalka laga mamnuucay DP World.

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u codeeyay in dalka laga mamnuuco Shirkadda DP World.

Kulanka Baarlamaanka waxaa soo xaadiray 170 xildhibaan 168 Xildhibaan ayaa ogolaatay in Shirkadda dalka laga mamnuuco, hal Xildhibaan ayaa ka aamusay, halka midkalena uu diiday.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here