Home galmudug Dhageyso Galmudug Oo Digniin Kama Dambays Ah U Dirtay Gaadiidleyda Magaalada Gaalkacyo

Dhageyso Galmudug Oo Digniin Kama Dambays Ah U Dirtay Gaadiidleyda Magaalada Gaalkacyo

0
SHARE

Taliska Ciidanka ilaalada wadooyinka gobalka mudug ee galmudug ayaa digniin kama dambeys ah u diray gaadiidka sumad la,aanta ah ee ka howlgala gudaha magaalada gaalkacyo.

Shirjaraa,id oo ay si wada jir ah u qabteen taliyaha ciidanka ilaalada wadooyinka gobalka mudug ee galmudug Gaashaanle Maxamed Axmed Shire Iyo Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Mudug Ee Galmudug Gaashaanle Sare Maxamed Cali Nuur Gadaar ayay uga digeen gaadiidka in ay magaalada ku dhex maraan bilaa sumad cidii taasi lagu arkana waxay sheegeen in talaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono

Hoos Ka Dhageyso Codadka Taliyaasha Oo Dhameystiran

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here