Home Wararka maanta Dhagayso Xildhibaan Dalbaday in Muwaadinkii Shirkado Shisheeye Heshiis Lagalaa La Xakumo...

Dhagayso Xildhibaan Dalbaday in Muwaadinkii Shirkado Shisheeye Heshiis Lagalaa La Xakumo 30 Sano oo Xabsi ah

0
SHARE

Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre oo ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ka hadlay qodobo qaar oo uu sheegay in uu ka maqan yahay xeerka ay Maanta Baarlamaanka anisixyeen ee dalka looga mamnuucay ShirKadda DP World ee laga leeyahay Imaaraadka Carabta.

Xildhibanka oo ka hadlayay Kulankii Maanta ayaa sheegay in Xeerkan uu ka waayay qodob ka hadlaya ciqaabta uu muteysan karo muwaadinka soomaaliyeed ee heshiis qarsoodi ah la gala Shirkado Shisheeye.

Waxaa Muhiim ah in La helo Ciqaab Ku Filan Qofkii Galaa Heshiis Aysan ogeen Dowlada Soomaaliya, Laguna Xukumaa 30 Sano oo Xarig ah.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here