Home wararka Dalka Deg Deg Weriyaasha oo Caawa Looga Yeeray Xarunta Lagu Qabanayo Shir Looga...

Deg Deg Weriyaasha oo Caawa Looga Yeeray Xarunta Lagu Qabanayo Shir Looga Hadlayo Amniga, iyo uu Dhaqan Galay Amarkii Alshabaab

0
SHARE

wariyaasha ayaa Goor dhaw oo Caawa ah looga wacay xarunta komando bolizia kulankaas oo looga hadli doono arimaha amaanka dagmooyinka

Saacadaha soo Aadan ayuuna kulanka bilaaban doonaa sidoo kale waxaa lagu wadaa inay ka soo qeybgalaan ajaanib kuwaasoo iyana arimaha amniga iyana qeyb ka ah

Waxaan Akhistiyaasha Mudig24 la wadaagi Doonaa in shaa allaah Wixii Ku soo Kordha wararkaas.

Waxaana Shirkaan uu yimid xili Muqdisho Qaybo Badan oo Ka mid ah uu Ka dhaqan Galay Amarka Alshabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here