Home Wararka Maanta Akhriso Xildhibaanada Laga Mamnuucay Golaha shacabka iyo Habraaca Loo Maray

Akhriso Xildhibaanada Laga Mamnuucay Golaha shacabka iyo Habraaca Loo Maray

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS Maxamed Mursal Sh Cabdiraxmaan ayaa 5 fadhi ka joojiyay 15 xildhibaan oo lagu helay is hortaaga kulankii golaha ee maanta 27-03-2021

Xildhibaanadaan ayaa Badankood Maanta Hor istaagay Kulankii Golaha Shacabka Soomaaliya oo Laga  cabsi qabay in Dowladda Soomaaliya ay Ku dhawaaqdo Muddo Kordhin.

Halkaan ka akhriso

 

Ad
Previous articleAkhriso Liiska Xildhibaanada Golaha shacabka ee Laga Mamnuucay Xarunta Golaha shacabka
Next articleXildhibaan Mahad Salaad oo Weerar Afka ah ku qaaday Gudoomiye Mursal

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here