Home Wararka Maanta Akhriso Liiska Xildhibaanada Golaha shacabka ee Laga Mamnuucay Xarunta Golaha shacabka

Akhriso Liiska Xildhibaanada Golaha shacabka ee Laga Mamnuucay Xarunta Golaha shacabka

0

LIISKA XILDHIBAANADA LAGA MAMNUUCAY KULAMADA BAARLAMAANKA.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal ayaa saxiixay qoraal ku saabsan in illaa 11 xildhibaan aanay ka soo qaybgeli karin Kulanka Baarlamaanka ee Isniinta soo Socda.

1 .Xildhibaan Mahad Mohamed Salaad
2. Xildhibaan Xasan Abdi Xasan Firinbi ‘
3.Xildhibaan Mustaf dhuxulow
4. Xildhibaan Xusein iidow Qaasim
5. Xildhibaan Abdullahi Mohamed Nuur
6. Xildhibaan Bena bena
7. Xildhibaan Caananuug
8. Xildhibaan C/raxmaan Mohamed Husein Odawaa
9. Xidhibaan Jundi
10. Xildhibaan Abdullahi Goodax bare
11. Xildhibaanad sacdiyo.

intaan oo Xildhibaano ah intooda badan Barlamanka maanta wa ay jogeen wana ragii intooda badan Horistaagay shirkii maanta ka furmi lahaa Villa Hargeysa.

Laakiin Xildhibaan Abdullahi Godah Barre shirka iyo guud ahaan wadanka ma owsan joogin maxaa sababay in liiskaan lagu daro

Ad
Previous articleMidowga Musharaxiinta oo shaaciyay in Farmaajo uu doonayo Muddo Kordhin
Next articleAkhriso Xildhibaanada Laga Mamnuucay Golaha shacabka iyo Habraaca Loo Maray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here