Home Wararka Maanta Madaxweyne Geelle oo dhaliilay heshiiska is-afgaradka ee Itoobiya iyo Somaliland

Madaxweyne Geelle oo dhaliilay heshiiska is-afgaradka ee Itoobiya iyo Somaliland

0

Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ku dhaliilay madaxweynaha Jamhuuriyadda Iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida Somaliland, Muuse Biixi,heshiiska is-afgaradka ee loo arkay in uu sharcidarro yahay.

Dhaliisha madaxweyne Geelle ayaa ka timid saameynta heshiisyada ceynkaas ah ay ku yeelan karaan xasiloonida gobolka iyo arrimaha madaxbannaanida, gaar ahaan marka la eego tan cakiran ee u dhexyesa Somalia iyo Somaliland.

Madaxweyne geele ayaa wareysi dheer siiyay wargeyska Jeune Afrique ee afka Faransiiska ayaa si weyn dhaliilay in Ethiopia ku lug yeelato arrimaha gobolka doonayo inuu gooni uga go’o Soomaaliya.

Ad
Previous articleWar Deg Deg ah: Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo lagu Dhawaaqay in La arkay
Next articleDowlada Soomaaliya“Muusow wixii aad ka dagaalantay dadka haku sameynin”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here