Home hirshabeelle Ciidamada Milateri ah iyo Kuwa Maraykanku Tababaray oo Ku Dagaalamay Sh/dhaxe

Ciidamada Milateri ah iyo Kuwa Maraykanku Tababaray oo Ku Dagaalamay Sh/dhaxe

0
SHARE

Ciidamada baangaraafta ee mareykanka uu tababaro iyo ciidamada milatariga ayaa caawa maqribkii ku dagaallamay deegaanka Xaansholey oo u dhexeeya magaalada Jowhar iyo garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar.ee xarunta gobolka shabeellada dhexe.

Ciidamada baangaraafta ayaa xalay xili dambe soo dagay garoonka diyaaraddaha magaalada jowhar waxaana dagaalka uu yimid ka gadaal markii labada ciidan kala shaki uu soo kala dhexgalay.

Dhaawacyada ciidamada milatariga ayaa la keenay cisbitaalka magaalada jowhar waxaana la sheegay in khasaaro labada dhinac ah ay jiraan.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here