Home Wararka Maanta Madaxweyne Farmaajo oo Kulan isugu yeeray Taliyasha Saldhigyada iyo Gudoomiyaasha Degmooyinka G/Banaadir

Madaxweyne Farmaajo oo Kulan isugu yeeray Taliyasha Saldhigyada iyo Gudoomiyaasha Degmooyinka G/Banaadir

0

Xog ay Heshay Warbaahinta Mudug24 ayaa sheegaysa in Madaxweyne Farmaajo ayaa xilligan kulan gaar ah la leh dhamaan taliyaasha Saldhigyada, gudoomiyaasha degmooyinka, taliyaha ciidanka Xoogga dalka, taliyaha KMG ah NiSA, iyo gudoomiyaha gobolka Banaadir.

Kulanka Waxaana ka qayb gelin oo aan joogin Ra’iisul wasaaraha iyo wasiirka amniga.

Waxaa Jira Khilaaf xoogan oo udhaxeeya Madaxda Sare ee Dalka gaar ahaan Madaxweyne Farmaajo iyo R/W Rooble taas oo ka dhalatay Xil ka qaadistii Lagu sameeyay Xubnaha Guddiga Khilaafaadka Doorashada Qaarkood

Ad
Previous articleGeneral odawaa Yusuf Raage oo Magacaabay Gudi Xili Xiisada Farmaajo iyo Rooble Cirka isku Sii Shareertay
Next articleWasiirka Warfaafinta Galmudug oo ka qeyb qaatay Howlgallo ka dhacay Galkacyo (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here