Home Wararka Maanta Ergaga gaarka ah ee Gurmadka abaaraha oo ka hadlay Arima Xasaasi ah

Ergaga gaarka ah ee Gurmadka abaaraha oo ka hadlay Arima Xasaasi ah

0

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Hoggaanka Guddiga Gurmadka Abaaraha, ayaa shaaciyay akoonnada rasmiga ah ee looga qeyb qaadanayo Gurmadka Abaaraha.

Ergaya iyo Guddiga ayaa bulshada Soomaaliyeed la wadaagay warbixin ku saabsan halka ay marayaan xaaladdaha abaarta ka jirta dalka, taasoo ah middii ugu darneyn ee waddanka ka dhacda ku dhawaad muddo afartan sano ah.

Ergeyga oo Madaxweynaha JFS ka wakiil ah iyo Hoggaanka Guddiga Gurmadka Abaaraha ayaa sheegay in la joogo xilligii aan si kala har lahayn shacab iyo madax looga qeyb qaadan lahaa gurmadka abaaraha.

Ad
Previous articleXujeydii Somaliland ee sanadkan oo Farsamo layaab leh ku dhoofay kadib diidmadii maamulka Soomaaliland.
Next articleAskeri Soomaaliya ka soo dagaallamay oo si layaab leh ugu bareeray Dagaalka ukrain

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here