Home Wararka Somaliya Ciidanka Galmudug iyo Dowlada Somaliya oo Magaalada Guriceel si toos ula wareegay

Ciidanka Galmudug iyo Dowlada Somaliya oo Magaalada Guriceel si toos ula wareegay

0

inkastoo Rasaas teel teel ah laga maqlayo magaalada Guriceel hadana Ciidanka Dowlada iyo Galmudug ayaa la wareegay Badi Magaalada Guriceel.

Sida Xogta ku heleyso Mudug24 Hogaanka Ahlu-suna iyo Ciidan la socda Ayaa magaalada kaga sugan Qeyb yar halkaasi oo ay ku dalbanayaan joojinta Dagaalka socda.

Xubnaha ayaa dalbanaya in magalaada ka baxaan lakin sida Wararka ay ku helayaan Wariyaasha ku sugan Guriceel ee Mudug24 Maamulka Galmudug ayaa doonaya in aan dagaalka la joojin oo lasoo qabto xubnaha iyo Ciidanka la socoda.

waxay wararka intaasi ku darayaan in Masuuliyiin Dowlada ah in ay arinta soo galeen si loo badbaadiyo Xubnaha ugu sareeya Ahlu-suna oo go’doonka ku jira.

Wixii Wararka lasoco

Mudug24 Dhuusomareeb

Ad
Previous articleMadaxweynihii Hore ee Dalka Xasan sheikh Maxamuud oo war ka soo saaray Colaada Gurceel
Next articleWar deg deg Ah: Labo Saacadood oo Xabad joojin ah oo Ahlu-suna loo Sameeyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here