Home wararka Dalka Xog Muhiim ah Xildhibaanadii ugu Badnaa ee Maamulka Hirshabeelle oo Muqdisho soo...

Xog Muhiim ah Xildhibaanadii ugu Badnaa ee Maamulka Hirshabeelle oo Muqdisho soo Gaaray Ka dib Cabsi ay Ka Qabaan Alshabaab

0
SHARE

Warar lagu Kalsoon yahay oo Aan Helnay ayaa Sheegaya in Magaalada Muqdisho ay soo gaareen Xildhibaano Badan oo Ka Tirsan Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle.

Xildhibaanadaan oo siyaaba Kala duwan usoo gaaray Muqdisho ayaa La sheegay in ay Qaar kood ay La Yimideen Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle, Shiikh Cismaan Barre Maxamed, Halka Qaarka kalena la sheegay in ay Muqdisho u yimideen Arima Amni darteed.

Ilo lagu Kalsoonyahay ayaa Xaqeejiyay in Xildhibaanada Muqdisho soo gaaray intooda badan ay yihiin Kuwa usoo Cararay Xaalad Amni, Kuwaas oo U baqay Naftooda, Maadaama uu isbedelay Amniga Gobalka Sh/dhaxe.

Arintaan ku Soo korortay Maamulka Hirshabeelle ayaa timid Xili Jimcihii La soo dhaafay Ciidamo Ka Tirsan Shabaab ay La wareegeen Degmada Balcad oo Muqdisho ujirta 30KM muddana ay gacanta Ku Hayeen.

Lama oga Waxa Iska Bedeli Doona Amaanka Gobalka sh/dhaxe oo Hada umuuqda mid Ka sii baxaya Faraha

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here