Home wararka Dalka War Deg Deg ah Xildhibaano Iyo Wasiiro Ka Tirsan Hirshabeelle iyo Konfur...

War Deg Deg ah Xildhibaano Iyo Wasiiro Ka Tirsan Hirshabeelle iyo Konfur Galbeed oo Qarax Lala Eegtay (Akhriso)

0
SHARE

Wararka iga soo gaarayo inta u dhaxeysa Degmada afgooye iyo deegaanka War-maxan ee gobalka Shabeelaha Hoose ayaa soo sheegayo in qarax miino uu haleelay Gaari ay saarnaayeen Xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan Hirshabeelle iyo Koofur Galbeed.

Mas’uuliyiinta Gobalka ayaa ii xaqiijiyay in qaraxaas ay ku dhintayn Xildhibaan ka tirsan Hirshabeelle iyo Wasiiru Dowlihii amniga ee Maamulka Koofur Galbeed, sidoo kale Qaraxaas ayaa waxaa ku dhintay qaar ka mid ah Ciidankii wafdiga la socday.

Wafdiga ayaa ka soo baxay degmada Wanla-wayn ee Gobalka Shabeelaha Hoose waxa ayna ku soo jeedayn magaalada Muqdisho kadib Bulsho oo ay kaga qayb galayn Wanla-wayn

Wixii warar ah ee ku soo kordha la soco.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here