Home hirshabeelle Howlgalo Culus Oo Ka Socda Magaalada Beledweyn Ee Xarunta Gobalka Hiiraan

Howlgalo Culus Oo Ka Socda Magaalada Beledweyn Ee Xarunta Gobalka Hiiraan

0
SHARE

iidamada DFS ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgallo ballaaran ka sameeyay xaafado ka tirsan M/ Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Guddoomiye ku xigeenka dhinaca amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobolka Hiiraan Xuseen Cismaan Muumin oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee M/ Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalladaasi.

Waxaana uu sheegay in howlgalladaasi ay ahaayeen kuwo lagu xaqiijinayay amniga magaaladaasi, isaga oo xusay in lagy soo qabtay Hub fara badan.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here