Home ciyaaraha maanta Dhamaan Kulamada Horyaalka Talyaaniga oo La Joojiyay Ka dib Geeri ku Timid...

Dhamaan Kulamada Horyaalka Talyaaniga oo La Joojiyay Ka dib Geeri ku Timid Kabtankii Kooxda Fiorantina

0
SHARE

WAR DEG DEG AH.

Dhamaan Kulamada Horyaalka Seri A Ayaa La Hakiyay Ka Dib Geeri Deg deg ah oo Ku Timid Kabtankii Kooxda Fiorantina Davide Astori.

Xidigaan ayaa Usoo Ciyaaray Kooxaha Kala ah .

Acmilan.
Roma Iyo kooxa Kale oo ka tirsan Horyaalka Dalka Talyaaniga.

Astori inta badan xirfadiisa ciyaareed waxa uu la soo qaatay Cagliari kahor inta uusan ku biirin Fiorentina.

Gudoomiyaha ururka midowga ciyaaryahanada Talyaaniga Damiano Tommasi ayaa ku baaqay in dhammaan kulamada la joojiyo.

Waxaa la xaqiijiyey in aan la ciyaari doonin kulan kaddib warkaas naxdinta leh.

AC Milan iyo Inter ayaa ku ballansanaa Milan Derby axada iyo kulamo kale.

Astori oo xirfadiisa ciyaareed ka soo bilaabay AC Milan waxa uu 12 sano ku qaatay Serie A.

Lix sano ayuu la joogay Cagliari oo uu u ciyaaray 174 kulan.

Roma ayuu 2014 qaab deen ah ugu biiray kahor inta uusan sanadkii ku xigay ka mid noqon Fiorentina.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here