Home Wararka Maanta Qarax ismiidaamin ah oo Goor dhaw ka dhacay Muqdisho

Qarax ismiidaamin ah oo Goor dhaw ka dhacay Muqdisho

0

Muqdisho waxaa goor dhaw ka dhacay Qarax ismiidaamin ah waxaana Qaraxa Lagu Qaaday Maqaaxi ku taala isgooska Jubba ee Muqdisho.

Qaraxa ayaa ka dhacay Inta u dhaxeysa Hoteel Jubba iyo Qeybta Taliska Guud ee Boliiska Gobalka Banaadir.

Qof isku soo xiray walxaha Qarxa ayaa Qaraxa la eegtay Maqaaxi ku taala isgooska Jubba ee Muqdisho, waxaana Jira Khasaare soo gaaray dad Goobta ku sugnaa.

ma jiro wax war ah oo ka soobaxay Laamaha Amniga Doeladda Soomaaliya oo ku saabsan Qaraxaan

Ad
Previous articleMunaasabada 10 sana guuradii ka soo wareegtay Markii dib Loo soo caliyay Xariirka Somaliya iyo Turkiga oo Muqdisho lagu qabtay
Next articleWeerar Tooray loo adeegsaday oo ka dhacay Iskuul ku yaalla Sweden

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here