Home Wararka Maanta Shir aa noociisa Horay loo Arag oo Maamulka Gobalka Banaadir Maantay Ku...

Shir aa noociisa Horay loo Arag oo Maamulka Gobalka Banaadir Maantay Ku Qabanaayo Muqdisho.

0

Waxaa maanta si rasmi ah uga furmaya magaalada Muqdisho shirka Banbaxa Gobolka Benaadir oo ujeeddadiisu tahay isbarasho iyo in la isku keeno guud ahaan maamulka sare.

agaasimeyaasha iyo guddoomiyeyaasha degmooyinka magaalada Muqdiso si loo hormariyo, dib-u- habayna loogu sameeyo qaab dhismeedka shaqo ee Maamulka Gobolka Benaadir.

Shirka ayaa sidoo kale looga hadlayaa inuu maamulka Gobolka Benaadir yeesho aragti wadareed iyo qorsheyaal istaraatiijiyadeed oo ku saleysan sidii loo hagaajin lahaa adeegyada bulshada Magaalada Muqdisho.

waa Shirkii ugu Horeeyey oo noocaan ah oo Gobalka Banaadir Qabto.

Ad
Previous articleMaraykanka oo Madaxweyne Cali Guudlaawe ku amaanay Ladagaalanka Alshabaab
Next articleDarwalkii Labaad Masuul Ka Tirsan Dowlada Gaari Uwaday oo Markale u goostay Alshabaab?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here