Home Wararka Caalamka UK oo qaaday talaabo uu Ruushka horay uga digay oo sheegay in...

UK oo qaaday talaabo uu Ruushka horay uga digay oo sheegay in ay cawaaqib xumo ka dhalan doonto hadii laqaado.

0

Xoghayaha gaashaandhigga ee waddanka Britain, Ben Wallace, ayaa waxa uu ku dhawaaqay in UK ay tiro aan badneyd oo ah hubka laga rido gantaallada ridada dheer iyo rasaasba u diri doonto Ukraine.

Mr Wallace ayaa sheegay in hubkaasi uu Ukraine ka caawin doono inay iska caabbiso gardarrada Ruushka.

Go’aan midkaasi oo kale ah ayaa waxaa qaadatay dowladda Mareykanka, Hasayeeshee madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin ayaa wacad ku maray inuu ballaarin doono weerrarka ay ciidammadiisa ka wadaan gudaha waddanka Ukraine haddii dalalka reer Galbeedku ay Kyiv u soo diraan hubka ridada dheer.

Ad
Previous articleCiidamada Danab oo Weeraray Tooratoorow Gacantana Kusoo Dhigay Rag Ka Tirsan Alshabaab
Next articleAlshabaab oo qarax Ku weeraray Xildhibaan Ka Tirsan Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here