Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Rooble oo Magacaabay Guddi ka kooban 16 xubnood

Ra’isul Wasaare Rooble oo Magacaabay Guddi ka kooban 16 xubnood

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddi ka kooban 16 xubnood u magacaabay qabanqaabada xuska sanad-guurada 62aad ee maalmaha xorriyadda ee 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo.

Guddigaan ayaa qaban qaabi doona Todobaadka xuriyada oo Maalma kooban ay ka harsantahay.

Ad
Previous articleXildhibaan qaali Cali Shire oo Weerar Afka ah ku Qaaday Xildhibaan Daahir amin Jeesoow
Next articleP.M Rooble oo Caawa Magacaabay Guddi Cusub oo Ka Shaqayn doona…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here