Home Wararka Maanta 3500 Askari Oo Ka Tirsan ATMIS Oo Lagu Dilay Soomaaliya iyo Midowga...

3500 Askari Oo Ka Tirsan ATMIS Oo Lagu Dilay Soomaaliya iyo Midowga Africa oo war kasoo saaray

0

Ergayga gaarka ah ee Miwowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Maxamed El-Amine Souef ayaa markii ugu horraysay ka hadlay ciidamada hawlgalka ATMIS uga dhintay iyo kuwa uga dhaawacmay muddada ka badan 16-ka sano ee ay joogeen Soomaaliya.

Waraysi uu siiyey VOA ayuu ku sheegay in kudhowaad 10 kun oo askari ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen weeraro kala duwan oo ka dhacay Soomaaliya, Uganda iyo Burundi ayuu sheegay iney yihiin dalalka ugu badan ee waxueelada soo gaartay.

Waxa uu xaqiijiyey in ugu yaraan 3,500 oo askar ah oo tiradaas ka mid ah ay dhinteen, 4,000 oo kalena ay dhaawacyo soo gaareen.

Madaxa ATMIS ahna wakiilka midowga Afrika ee dalkan Souef ayaa sheegay in ciidankan ay Soomaaliya u yimaadeen sabab wanaagsan

Ad
Previous articleGuterres oo Wixii uu ku Arkay shalay Soomaaliya Warsaxaafadeed Kasoo Saaray
Next articleWararkii Ugu danbeeyey Dagaal Ka dhacay Magaalada Laascaanood

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here