Home Wararka Somaliya Galmudug Weriye Lagu xiray Galgaduud oo Goor dhaw Xabsiga Laga sii daayay

Weriye Lagu xiray Galgaduud oo Goor dhaw Xabsiga Laga sii daayay

0

Waxaan goor dhow Xabsiga Degmada Gurceel Laga sii daayay Weriye Cubey Xasan Maxamuud oo in Mudda ah ku xirnaa  Xarunta Hey’adda Nabadsugidda Degmadda Guriceel ee Galmudug.

Ururada Saxafaada iyo Bahda Warbaahinta ayaa Garab weyn ka qaatay sii daynta Saxafigaan oo Maalma u xirnaa Ciidamada Nabad sugida.

Lama sheegin sababta Loo xiray Saxafigaan Lagu Magacaabo Cubeyd Xasan Maxamuud oo dhawaan Loo xiray War la xariira inuu Tabiyay Dagaalo ka dhacay Galgaduud.

Qaar ka mid ah Warbaahinta iyo Ururada Saxaafadda ayaana soo dhaweeyay Sii daynta Saxafigaan

Ad
Previous articleMadaxweyne Ku xigeenka galmudug oo Dhuusamreeb Kula Kulmay Wafdi ka socda Qaramada Midoobey (Sawiro)
Next articleGudoomiye Ku xigeenka Gobalka Banaadir Cali yare iyo Safiirka Uganda oo Ku Kulmay Muqdisho (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here