Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Rooble oo gaaray Jabuuti si weyna Loogu soo dhaweeyay (Sawiro)

Ra’isul Wasaare Rooble oo gaaray Jabuuti si weyna Loogu soo dhaweeyay (Sawiro)

0

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Goor dhaw gaaray magaalada Djibouti, ee wadanka Jabuuti.

Ra’isul Wasaaraha waxaa halkaasi ku soo dhaweeyeen dhiggiisa Jabuuti Maxamed Cabdulqaadir Kaamil, Wasiirro iyo mas’uuliyiin kale.

 

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ka qeyb galaya caleemo saarka madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.

Ad
Previous articleRa’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo jabuuti u safray
Next articleAskar Tababar ku qaaday Jabuuti oo Maanta dalka dib Loogu soo caliyay (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here