Home wararka Dalka Gudoomiye Yariisoow oo dhagax-dhigaya MCH-ka Degmada Wadajir.

Gudoomiye Yariisoow oo dhagax-dhigaya MCH-ka Degmada Wadajir.

0
SHARE

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahana duqqa Muqdisho ENG, C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisoow Ayaa dhagax dhigi doona MCH ku Yaala Degmada Wadajir ee Gobalka Banaadir.

MCH ay yeelato Degmada Waaberi ayaa Si Rasmi ah Loo dhagax Dhigi Doonaa Waxaana Dhagax-dhigaya Gudoomiye Yariisoow, si Degmadu ay U yeelato Goobo Ay Bulshadu Ka Hesho Adeegyo Caafimaad.

Xarunta Degmada Wadajir ayaa dhawaan La dhagax dhigay si Loo dhiso Ka dib Qaraxii Sanadkii Hore Bur buriyay.

Waa Dhagax Dhigii Afaraad ee uu sameenayo Gudoomiye Yariisoow Tan iyo Markii Loo Magacabaay Gudoomiyaha Gobalka Banaadir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here