Home puntland Dhageyso Madaxdaxweyne Gaas Oo Ka Hadlay Doontii Kusoo Caarisay Boosaaso Iyo Sida...

Dhageyso Madaxdaxweyne Gaas Oo Ka Hadlay Doontii Kusoo Caarisay Boosaaso Iyo Sida Ay Shacabku Isku Xil Qaameen

0
SHARE

Madaxweynaha puntlabd c/wali maxamed cali gaas oo dib ugu laabtay magaalada garoowe ee caasimadda puntland ayaa waxa uu ka warbixiyay shirkii goalaha amniga qaranka ee lagu soo gaban gabeeyay magaalada muqdisho

Gaas ayaa sheegay in shirkaasi ay ksoo baxeen qodobo dhowr ah oo muhiim u ah ambiga dalka iyo qaybsiga khayraadka dalka soomaaliya waxa uu sidoo kale soo hadal qaaday doonidii dhawaan kusoo caarisay xeebaha boosaaso iyo sida ay kaga jawaabeen shacabka reer boosaaso oo soo bad baadiyay badeecadii saarnayd doonidaasi

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Gaas

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here