Home galmudug Dhageyso Korneyl Caalin” Gaalkacyo Wuu Ka Dhaqan Galay Heshiiskii Galmudug Iyo Puntland

Dhageyso Korneyl Caalin” Gaalkacyo Wuu Ka Dhaqan Galay Heshiiskii Galmudug Iyo Puntland

0
SHARE

Madaxweynihii hore ee Galmudug Korneyl Maxamed Axmed Caalin ayaa sheegay in uu si toos ah u dhaqan galay heshiiskii Galmudug iyo Puntland, ee ku aadanaa isku dhufka Ciidamada.

Caalim ayaa tilmaamay in Ciidamadaasi haatan ay gacanta ku hayaan ammaanka magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Waxaana ugu baaqay labada dhinac in ay ka wada shaqeeyaan nabadda iyo xasiloonida magaaladaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here