Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweynaha Galmudug oo la Kulmay Wafdi ka socda ICRC (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug oo la Kulmay Wafdi ka socda ICRC (Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa Aqalka Madaxtooyada Galmudug ku qaabilay wafdi ka socday hay’adda ICRC oo maanta soo gaaray magaalada Dhuusamarreeb ee xarunta Dowladda Galmudug.

Wafdigan ayaa u kuur galaya xaaladaha bini’aadannimo ee ka jirta deegaanada Galmudug, gaar ahaan dadka ay sida xoogan u saameesay abaarta ku dhufatay deegaanada Galmudug, iyadoona gaba gabada kulanka uu madaxweynaha kaga mahad celiyay Wafdiga booqashadooda Galmudug.

Ad
Previous articleRa’isul Wasaare Xamza oo la Kulmay Dadka baahiyay Gaarka ah qaba (Sawiro)
Next articleJubaland oo Eeday Culus u Jeedisay Dowlada Federalka Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here