Home galmudug Madaxa Xukuumada Galmudug oo La Kulmay Dhalinyarada Ka kala Timid Deegaanada Galmudug...

Madaxa Xukuumada Galmudug oo La Kulmay Dhalinyarada Ka kala Timid Deegaanada Galmudug (Sawiro)

0
SHARE

Madaxa Xakuumada Galmudug Sheikh Mohamed Shakir Cali Xasan  Ayaa Kulan Wada Tashi ah La Qaatay Dhamaan Dhalinyarada Degmooyinka Galmudug, Kulan kaan ayaa ka Qabsoomay Madaxtooyada Galmudug Ee Dusamareeb.

Kulankaan ayaa yimid Xili Dhalinyarada Aqoon Yahanada ah Ayaa Kulamo Ku Lahaayeen Waayahaan Dambe Caasimada Dusamareeb Si ay Uga Khayb Khaataan Horumarada Ka Socda Deeganada Galmudug .

Rw Sheekh Maxamed Shaakir Cali Ayaa ku Booriyay Dhalinyarada in ay Khaataan Kaalintooda ayna ka Soo Muuqdaan Bulshada si ay ugu istaagaan Garab istaaga Hanaaan ka Cusub ee Maamulka Midaysan

Kulan ka ayaana ku soo Dhamaaday Jawi Qurxoon oo Is Marxabeyn ah, Waana Mid Ka mid ah kulamada Shiikh Axmed Shaakir uu La qaadanayo Bulshada Galmudug

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here