Home galmudug Maamulka Ceelbuur oo Ka Hadlay dhalinyaro Iska soo Dhiibay Alshabaab.

Maamulka Ceelbuur oo Ka Hadlay dhalinyaro Iska soo Dhiibay Alshabaab.

0
SHARE

Gudoomiyaha degmada Ceelbuur ee Gobalka Galguduud, Nuur Xasan Guutaale, oo ku sugan degmada Baledweyne ee Gobalka Hiiraan ayaa sheegay inay soo badbaadiyeen Sadax dhalinyara ah oo kasoo baxdasay Xarun ay Shabaabku Caruurta ku tababaraan oo ku taalla Ceelbuur ee Deegaan Hoos taga.

Gudoomiyaha ayaa Sheegay in ay Isa soo dhiibeen Ilaa iyo Sadax dhalinyaro ah oo Alshabaab ay tababarayeen

Ilaa iyo Sadax Dhalinyara ah ayuu Soo Bandhigaya Gudoomiyaha Ceelbuur, Nuur Xasan Guutaale.

Wiilasha sadaxda ah ayaana lasoo xariiray udoomiyaha markii ay soo Baxsadeen kadibna ay Ciidan u direen kuwaas oo ugu danbeyn ku guuleestay in ay si nabad ah ku keenaan Baledweyne

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here