Home ciyaaraha maanta Koob Loo Qabtay Schoolada Gobalka Mudug oo La soo Gaba gabeeyay iyo...

Koob Loo Qabtay Schoolada Gobalka Mudug oo La soo Gaba gabeeyay iyo Schoolka Mudug oo Ku Guulaystay (Sawiro)

0
SHARE

Waxaa Magaalada Gaalkacayo ee Xarunta Gobalka Mudug Lagu soo Gaba gabeeyay Koob udhaxeeyay Schoolada Ku Yaala Gobalka Mudug.

Koobkaan oo Muddo Soo Jiitamayay ayaa Ugu Dambeeyn La soo Gaba gabeeyay Waxaana Ku Guulaystay Ciyaartooyda ku Ciyaarayay Magaca Iskoolka Mudug.

Munaasabada Koobkaan Lagu Gudoonsiiyay Schoolka Mudug ayaa Waxaa Ka qayb Galay Masuuliyiin Ka Tirsan Galmudug.

Ciyaartii Maanta ayaa udhaxaysay Schoolada Waaberi iyo Mudug, Waxaana 1 gool ku Raayay Schoolka Mudug.

Shacab Fara badan ayaa Ka soo Qayb Galay Daawashada Ciyaarii Maanta.

Halkaan Ka Daawo  Sawirada.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here