Home galmudug Dhageyso Madaxweynaha Galmudug oo sheegay in Maamulada Dalka leesku furayo dhawaan..

Dhageyso Madaxweynaha Galmudug oo sheegay in Maamulada Dalka leesku furayo dhawaan..

0
SHARE

madaxweynaha Dowkada Galmudug  axmed ducaale Gele xaaf ayaa sheegay inay u diyaar Garoobeen maamulada dalka ka jira dagaal Ka dhan alshabab oo ay ku qaadayaan deegaanada iyo dagmoyinka ay kaga ka sugan yihiin Gobolada dalka, a.

rintaan ayuu sheegey nabadoon xaaf inay wada tashi ka yeesheen madaxweynee madaxda maamulada dalka.

qeybaha kala duwan dadka somaliyeesd ayuu ka dalbaday inay ka qayb qaataan dagaalka ka dhan ka ah dagaal yahanada alshabab.

Madaxweyne Xaaf ayaa dhanka kale sheegay in maamulada Dalka oo dhan leesku furayo isla markana arintaasi loo gudbiyay dowlada somaliya.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Xaaf.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here