Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo Howlgallo xoogan ka sameeyay Gobalka Mudug

Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo Howlgallo xoogan ka sameeyay Gobalka Mudug

0

Ciidamada Daraawiishtala mahdiyay waxqabadkooda ee Galmudug ayaaa maanta Howlgal Amniga lagu xaqiijinaayo ka sameeyay Deegaano badan oo ka tirsan Koonfurta Gobolka mudug sida Hareeri-dheere,Cimaamad iyo shabeeloow

Ujeedka Howlgalkaan ayaa ahaa xaqiijinta Amniga Deegaanada Koonfureed ee Gobolka mudug Saraakiisha Daraawiishta ayaa ka waramaya Deegaanada ay maanta tageen

Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa inta Koonfurta Gobolka mudug waxaa ay ka sameeyaan Howlgal Amniga lagu xaqiijinaayo loogana hortagayo Al shabaabka ku yimaadaan Deegaanadaas

Ad
Previous articleMadaxweynaha Galmudug iyo Gudoomiye Gacanl oo Dhuusamareeb ku Soo Laabtay (Sawiro)
Next articleGudoomiyaha midowga afrika Oo Ka Hadlay Heshiiskii Golaha Wadatashi Qaran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here