Home Wararka Somaliya Sawiro:- Dhismaha Dekada Hobyo iyo Dooni sida Gawaari oo ku soo xiratay

Sawiro:- Dhismaha Dekada Hobyo iyo Dooni sida Gawaari oo ku soo xiratay

0

Dekada Hobyo ayaa lagu wadaa dhismo macmal ah kaasi oo fulinayaan Shirkada gaar ah iyo Ganacnato Galmudug ah kaasi oo hada u muuqda mid guuleystay sida Mudug24 u sheegeen ganacsatada qaar.

Dekada ayaa qaab Waxaa loo dhisayaa Casri ah oo keeni kara in laga maarno in Doomaha yar yar lagu soo qaado alaabta laga soo qaado Doomaha iyo Maraakiibta halkaasi ku soo xirta.

Doomaha keena Ganacsiga kala duwan sida bagaashka iyo Gawaarida kala duwan ayaa toos ugu soo xiranaya qeybaha dhismaha hada la dhisayo.

Xili uu socdo Dhismaha waxaa durba Dekada Hobyo ku soo xiratay Dooni sitay qalab kala duwan oo Gawaari ku jiraan taasi oo muujineysa sida Shacabka Galmudug uga go’an tahay hormarka Dekada.

kala soco Mudug24 wixii ku soo kordha

Ad
Previous articleSawiro:- Madaxweynaha Galmudug Qoor Qoor oo kaalin weyn ka qeyb qaatay Xalka Somaliya
Next articleBeesha Caalamka oo war kasoo saartay heshiiskii ay wada gaareen Midowga Musharaxiinta iyo xukuumadda xil gaarsiinta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here