Home galmudug Sawiro Dhismaha Wadada Gaalkacyo ilaa hobyo oo ku dhow Magaalada Hobyo..

Sawiro Dhismaha Wadada Gaalkacyo ilaa hobyo oo ku dhow Magaalada Hobyo..

0
SHARE

Himiladii laga lahaa wadada u dhaxeysa Gaalkacyo ilaa Hobyo ayaa u muuqata mid guul ku dhow madama hada loo dhowyahay Magaalada Hobyo.

Ula jeedka Dhismaha ayaa ahaa in Magaalada Hobyo tagigteeda ay u fududaato shacabka u safraya isla markana magaaladaasi ay hormar sameyso.

Gudiga gob ayaana wada dhismaha wadada Iyadoo hada ay muuqatay muuqaalka magaalada Hobyo taasi oo ka dhigan in magaalada loo dhowyahay.

Dhanka kale jaaliyada Galmudug ee ku sugan daafaha caalamka ayaa wali wada kaalintooda kaga aadan dhismaha halka gudiga gob ay gaareen Dalka Mareykanka.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here