Home wararka Dalka Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo Maanta dhagax-dhigay Xarunta Degmada Yaaqshiid ee Gobalka Banaadir...

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo Maanta dhagax-dhigay Xarunta Degmada Yaaqshiid ee Gobalka Banaadir (Sawiro)

0
SHARE

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Muqdisho eng C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisoow ayaa Maanta dhagax dhigay Xarunta Degmada Yaaqshid ee Gobalka Banaadir.

Yariisoow ayaa Sheegay in Dhismaha Degmada Loogu Talagalay in Loo dhiso Hab Casri ah , islamarkaana Wax Laga Bedeli doono Dhismaha Xarunta Degmada Yaaqshiid.

“Maanta waxaan dhagax-gnay xarunta Degmada Yaqshid oo xafiisyo casri ah laga dhisi doono. Maamulka G/Benadir waxaa ka go’an in dib loo dhiso hay’adihii u adeegi lahaa bulshada, Sidaas Waxaa Yiri Duqqa Muqdisho.

Dhagax Dhiga Maanta Lagu sameeyay Xarunta Degmada Yaaqshiid ayaa ah, Kii Sadaxaad oo Sameeyay Gudoomiyaha Gobalka Banaadir, Eng Yariisoow.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here