Home puntland Puntland” Waxaan Gacanta Ku Haynaa Ciidamo Ka Tirsan Soomaaliland oo isku...

Puntland” Waxaan Gacanta Ku Haynaa Ciidamo Ka Tirsan Soomaaliland oo isku soo Keena Dhiibay

0
SHARE

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Puntland ee ciidankaas ku qaabilay degaankaas ayaa sheegay in Ciidamadaan ay mar hore ku biireen Somaliland hayeeshee hadda dib uga baxeen.

Qaar ka mid ah Saraakiisha Puntland ee Ciidamadaas la kulmay ayaa sheegay in Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa Puntland ay la socdaan xaaladda Ciidankan islamarkaana ay saraakiisha salaan ugu dhiibeen.

Saraakiil u hadashay Ciidamada sheegay in ay ka goosteen Somaliland kuna biireen Puntland ayaa sheegay in degaanka ay u dhasheen uun ku laabteen ee aysan ahayn dad cusub.

Qaar ka mid ah dadweynaha dadweynaha degaankaas ayaa soo dhaweeyay Ciidamada isu dhiibay Puntland sida ay sheegeen.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here