Home galmudug Dhageyso Hogaamiyaha Ahlu-suna oo baaq adag u jeediyay Madaxda Galmudug..

Dhageyso Hogaamiyaha Ahlu-suna oo baaq adag u jeediyay Madaxda Galmudug..

0
SHARE
  • Views 0
  • Rating 12345

Guddoomiyaha guud ee Culumada Ahlsunna Waljamaaca Macalin Maxamuud Sheekh Xasan ayaa magaalada Dhuusamareeb maanta kula kulmay madaxa Xukuumadda maamulka Galmudug Sheekh Axmed Shaakir Cali Xasan.

Macalin Maxamuud Sheekh Xasan ayaa sheegay in loo baahan yahay in laga wada shaqeeyo horumarka deegaanada Galmudug.

Waxaana uu ugu baaqay madaxda maamulkaasi in ay ka shaqeeyaan arrimaha dib u heshiisiinta, si xal looga gaaro colaadaha ka jira Mudug iyo G/gaduud.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.


LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here