Home wararka Dalka Dhageyso Axmed Madoobe oo ka hadlay arinta Muqdisho iyo Maqaamkeeda..

Dhageyso Axmed Madoobe oo ka hadlay arinta Muqdisho iyo Maqaamkeeda..

0
SHARE
  • Views 0
  • Rating 12345

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed ( Axmed Madoobe) ayaa ka hadlay Maqaamka Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho iyo dhismaheeda.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in ay tahay in la ogaado cida heysata in ay Muqdisho hesho maqaam gaar ah taas oo dani ay ugu jirto cidwalba oo Soomaaliyeed.

Waxa uuna Axmed Madoobe ku baaqay in la dedejiyo dhismaha Maqaamka Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho taas oo uu sheegay in ay tahay mid Dastuuri ah.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Madoobe.


LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here